Deni, Faroole & Gaas oo ka qeyb galay kulan looga hadlay doorashada Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay kulanka 4-aad ee Doodaha looga hadlayo habka ugu wanaagsan ee Soomaaliya uga gudbi karto marxalada kala guurka iyo doorashooyinka dalka. Waxaa kulanka looga dooday hanaanka Doorasho ee Soomaaliya ka qabsoomi kara, Iyadoo lagu saleynayo caqabadaha iyo fursadaha jira, Doodaha noocan oo kale ah yaana … Continue reading Deni, Faroole & Gaas oo ka qeyb galay kulan looga hadlay doorashada Somalia (Sawirro)